Waxa la sameeyo haddii aad jirantahay ama aad qabtid su'aalo ku saabsan caafimaadkaaga?
Halkaan ka ogow cudurada caabuqyada ugu muhiimsan, uurka iyo dhibaatada maskaxda. Waxaad baraneysaa cida ku taageerto haddii aad xanuunsantahay, iyo waxa aad u sameyn kartid caafimaadkaaga.