Illaalada ugu sahlan oo ugu wax ku oolka badan ee la dagaalanto cudurada faafa waa si joogto u dhaqida gacmahaaga iyo saabuun. Dhaq gacmahaaga ugu yaraan safar walba kadib ee musqusha iyo cunista waxba ka hor.
Haddii aad raacdid tallooyinka hoose, waad ka illaalin kartaa nafsaadada qaar ka mid ah cudurada faafa.
Tallaalada waxay ka hortagi karaan dhoor cudur. Inta qof ee la tallaalo, inta qof oo xanuunsaneyso.
Maamulada Caafimaadka Swiss waxay ku taliyaan dadka kale oo ka mid ah tallaalka la dagaalamo
Aad Medic-Help oo la taliyayaasheena hakula taliyeen.
Intaa waxaa dheer AIDS waxaa jiro cuduro kaloo badan oo galmo ahaan lagu qaadi karo. Si dadaal ah uga ilaali nafsadaada HIV/Aids marka ad marwalba isticmaashid kondhom inta lagu jiro galmo. Waxaa sidoo kale jiro kondhomyo isticmaal ah oo dumarka.
Kondhomyada waxaa lagu bixiyaa xarunta ama waxaad ka iibsan kartaa farmashiyada, dukaamada daawada iyo dukaamada inta badan.